Madaxweyne Axmed Madoobe oo dhir ku beeray Madaxtooyada Jubbaland (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa maanta dhir kala duwan ku beeray qeybo kamid ah xarunta Madaxtooyada maamulka Jubaland. Axmed Madoobe ayaa dhirtan uu ku beeray xarunta madaxtooyada Jubbaland uga gon leh sare u qaadida bilicda xarunta madaxtooyada Jubbaland oo muddooyinkii lasoo dhaafay dib u dhis ka socday. Madaxweynaha Jubbaland Axmed … Continue reading Madaxweyne Axmed Madoobe oo dhir ku beeray Madaxtooyada Jubbaland (Sawirro)